munansabadii 26 june oo laga xusay muqdisho .
Munasabada balaaraan oo lagu xusaayaay sanad guradii ka soo wareegday 51 guuradii 26jun ee xuriyda qadatay gobalada waqoyi ee soomalya .
munsasibadasi waxaa ka soo qeyb galay madaxweynha somaliya sh/ sharif sh/ axmed Afhayenka barlamanka somaliya sharif xasan sh/ adan iyo r/wasaraha xukumda c/wali max’ed cali iyo r/wasarihii hore maxa’ed c/laahi maxa’ed farmajo iyo safiro ka kala socday dowladaha sudan iyo yaman marti sharaf kale waxaana halkaasi hobalada warai ee ku soo bandhigen sugaan iyo riwayadao ka turjumesay malinta 26ka jun. sida ay u wayn tahay.
Munaasabadaas wexey sacotayba marka ay soo dul istagtay saacadu 12:00AM geska africa waxaa kor loo dhigay calanka somalaiya iyadona cidamada bambeda ay garaaceen astaanta calanka somaliya. Waxaa halkaas salaam saraf ku qaatay madaxdda qaranka.
Intaasi kadib waxaa xaruta madaxtoyada villa somaliya ka bilaawday qubdahi dhaxalkagka ahay ee soo jeediyeen masuulinta dowlada waxaa ugu horeenti xafladsi ka hadlayr/wasaaraha cusub DR: c/wali maxa’ed cali ugu horeyn wuxuu u hanbalyeeyay shacabka soomaaliyed mel waliba ay jogaan isagow ku nuxnuxsaday 26 jun qiimaha ay u ledahay shacabka soomaaliyed .
intaas kadib waxaa hadalkii qatay gudoomiyaha barlamaanka shariif xasan sheikh xasan oo sheegay inuu wax badan ka tilmaami Karin tariikhda xoriyada balse uu u hanbalyenaayo shacabka soomaaliyed mal waliba ay jogaan hanbalyo ayuu yiri wuxuu ilaah ka baryay inuu dhibaatada ka dul qaado shacabka soomaaliyed.
Gabagabadii munaasabadaas waxaa qudbad dhinacyo badan taabaneyso ka soo jeediyay madaxweynaha soomaaliya sheikh shariif sheikh axmed waxa uu yiri“waa mialin farxd leh cawo oo kale qiimo weyn aye ugu fadhisaa shacabka soomaliyeed waxaa u taganahay in aan xusno 26kii jun madaxweynaha soomaaliya sheikh shariif sheikh axmed wuxuu shcabka kula dardaarmay iney shcabka gacmaha is qabsadaan gumesiga iska dulqadaan al qaacida iyo al shabaab ayuu ku sheegay.
Gabagabadii munaasabandaas ayaa ku soo idlaatay sidii lugu talagalay.
xafiiska wararka bartamah: muqdisho.
Comments
comments