Mudaaharaad Balaaran oo looga soo horjeedo imaatinka Melez Zenawi oo ka dhicidoona London 31ka maarso
Waxaa maalinta arbacada ah ee taariikhdu ku beegantahay 31th march 2010 imaanaya magaalada london madaxweynaha Ethiopia Melez Zenawi. Bulshooyinka ku abtirsada geeska Afrika oo ay ka mid yihiin soomaalida ayaa wada qabanqaabo Mudaharaad aad u balaaran oo ay caradooda ku muujin doonaan iyagoo isla markaana codsan doona in Meles la soo hortaago maxkamad caalami ah si looga abaal mariyo dambiyaduu geystay
Waxaa lagaa codsanayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan UK in ay kasoo qeybgalaan mudaharaadkaas si ay cabasho ugu gudbiyaan beesha caalamka iyo dowlada Britain ayna u muujiyaan sida ay uga xunyihiin soo dhaweynta Melez ee London.
Goobta:Â Â 10 Down street, London
Taariikhda: 31th March 2010
waqtiga 10am – 4pm
faahfaahin dheeraad ah la xiriir:
Duale Yusuf:                  07956934449
alimasadia Diriye:Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â 07838843707
Yusuf Ahmed farabadane: 07534290034
Comments
comments
Category : Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.