Calendar

Kulan r/wasaaraha soomaaliya iyo janaraal arunda oo ay wehliyaan afar salkaal midowga Africa mudisho ku dhaxmaray 72 saac loo qabtay :19 jun 2011

farmajoC/llaahi cabdule magan oo ka mid ah xildhibanaada barlamaanka soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta muqdisho waxa uu sheegay in cadaadis ay ku sareyso r/wasaaraha xukuumada kmg Soomaaliya max,ed c/llaahi max,ed farmaajo inuu iska casilo xilka r/wasaaranima ay Soomaaliya .

Kadib markii uu sheegay talyaha ugu sareeya ciidamada yungndha uu yimid magaalada muqdisho kulamana la qaatay r/wasaaraha xukuumada kmg ee soomaaliya max,ed c/llaahi farmaajo oo ku Aadanaa sida uu hadalka u dhigay xildhibaanka in loo soo jediyay r/wasaare farmaajo inuu iska Casilo xilka r/wasaaranimo ee soomaaliya kadibna uu diiday .

Xildhibaan c/llaahi magan bood waxa uu sidoo kale warbaahinya u sheegay kulamada iney Ahaayen kuwa is xigaxigay r/wasaaraha farmaajiyo iyo talyaha ay isku mari wayeen Go,aanadaas.

Xildhibaan c/llaahi magan bood sidoo kale warbaahinta muqdisho u sheegay in loo baahanyahay In ciidanka yungdha faraha kala baxaan arimaha soomaaliya isagona tilmaamay in wixii nabad Galyo xumo ah ay ku soo kordha r/wasaaraha lugala xisabtamaayo ayna masuulka tahay ciidanka Yungdha sidoo hadalka u dhigay.

Kulamadaan oo soo bilawmay habeen hore iyo markii uu yimid magaalada muqdisho.talyaha Ciidamada ugu sareya yungdha janaraal urunda uu usoo gudbiyay r/wasaaraha warqad oo ku Saxiixned inuu iska casilo xilka r/wasaarinimo hasa ahatee waxaa la sheegay inuu diiday inuu is Casilo r/wasaaraha kulanka markii lisu fahmi waayaay ayaa malintii shalay kulankale lisugu soo Noqday markale ayaa sidoo kale laga dooday is casiladiisa janaraal arunda oo ay wehliyaan afar Salkaal oo midowga Africa ah dhalasha ahaan halka ay ka so jedaan aan la shaacin .

Sikastaba ha ahtee waxaa mudoonyinkii danbe cadaadis lugu saarayaay inuu xilka iska casilo R/wasaaraha soomaaliya max,ed c/llahi farmaajo ayaa gabiahaan mawaxaa muqata inuu ku Adkeysanaayo r/wasaaraha inuu xilka sii heydoono ilaa barlamaanka uu isku raaco inuu xilka  uu Ka dago uu sheegay  inuu sii shaqeydoono.

 

Xafiiska wararka bartamaha; muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: