Magazine Cusub oo la yiraahdo MASHRIQ
Minneapolis: Wiigii aan soo dhaafnay waxaa Albaabka Saxaafada soo jebiyey Magazine Cusub oo ma gaciisa la yiraahdo Mashriq waa magazine soo baxaya sanadkii afar (4) jeer oo daboolaya dayactirka saxaafada waraaqda ah ee Bariga Africa haday noqoto dhaqan iyo wixii ay u leeyihiin hido iyo caado intaba iyo weliba dhaqamada cusub ee ku soo biiray bulshada intay u soo hayaameen qurbaha ka dib.
Wuxuu xooga saarayaa Soomaalida oo uu ku soo baxay luuqada Soomaaliga iyo Ingiriisida labada tafaatiraha Buugaan ama Magazine kan Abdiqaadir Mahamed  Aato wuxuu ii sheegay in uu rabo in uu Magazine kani noqon doono mid Bulshada ka dhex muuqda qaanciyana isagoo aan gacan lalahayan siyaasada Soomaaliya ooqasan waayadan danbe wuxuu ii sheegay in ay xooga saarayaan fidinta iyo buunbuunita dhaqanka iyo hidaha Soomaalida.
Daawo Sawiradii Xaflada Banigii ugu horeyey ee Magazine ka Mashriq Daawo Sawirada
Comments
comments