Madaxweyne Shariif sheikh Axmed oo sheegay in dalka ay argagaxiso uu Qatar ugu jiro in ay la wareegaan.
Bartamaha (Muqdisho) Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya oo maanta saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Dalka Soomaaliya uu xaaladiisu Qatar ku jirto islamarkana ay ku soo xogeysanaan .
Madaxweynaha  ayaa shirkiisa jaraa’id waxa uu kaga hadlay qaraxyadii dhawaan loo geystay Ciidamada Amisom kuwaasi oo uu ku sheegay kuwa xawaaqshinma ah islamarkaana aan shareecada ku banaanayn,
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dalka soomalaiya ay dhibaatro xoogan ka taagantahay islamar’ahaantaana loo baahanyahay taageera Caalami ah.
Ugu danbayntii Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa ugu danbantii waxa uu sheegay in dalka ay wax badan la badali doonaan si looga gaashanti weerar nuucaari oo kala ah
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.
Comments
comments