read more »">
Calendar

Madaxweyne Shariif oo la shiray Farmaajo iyo Golahiisa Wasiirada(Daawo).

hsriif wasiiroBartamaha (Muqdisho):- Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa la shiray Ra’iisul Wasaare Farmaajo iyo golihiisa Wasiirada .

Madaxweynaha ayaa waxa uu shir wada tashi ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Farmaajo iyo dhammaan golihiisa wasiirada Dowlada Soomaaliya oo uu kala hadlay arimo badan oo hormarka dowlada ah.

Shirka ayaa waxa uu ahaa mid wada tashi iyo guubaabo ah oo ay Madaxweynaha uu talooyin uga dhagaysanayay kuna siinayay Wasiirada Cusub ee Dowlada KMG ah oo dhammaan shaqooyinkaasi u istaagay.

Madaxweynaha ayaa wasiirada ka dalbaday in ay sababaan in dowlada laga saaro KMG maadaama magacaasi uu muddo shaqeynayay islamarkaana ay dalka Nabad ka dhaliyaan si dowlada ay u noqoto mid balaaran oo awood leh.

DAAWO SAWIRADA:-



Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected].

Comments

comments

Category : Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: