Madaxweyne Shariif iyo R/Wasaare Farmaajo oo Hambalyo jeediyay (Dhagayso).
Bartamaha (Muqdisho):- Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cusub ayaa Hambalyo u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaarihiisa ayaa waxa ay Hambalyo u jeediyeen shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iyadoo labada masuul ay kala joogaan Muqdisho iyo Makka Al Mukarama.
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilli uu joogay Magaalada Makka Al Mukarama waxa uu u hambalyeeyay shacabka.
Halkan ka dhagayso:-
Ra’iisul Wasaaraha ayaa isaguna qaab hordhac ahaan ah Xalay u jeediyay Hambalyada Ciidul Adxaa.
Dhagayso:-
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.
Comments
comments