Madaxweyne Sh. Xasan oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Ugandha
Madaxweynaha dalka Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Entebbe ee dalka Ugaandha. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qaybgali doona 50-sano guuradii kasoo wareegatay markii dalka Ugandha ay qaateen xurnimada.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey Madaxweyne ku Xigeenka Ugandha iyo madax kale waxaana loo riday 21 madfac.
Daawo Sawirada
[slidepress gallery='uganda-trip']
Comments
comments