Madaxweynaha Puntland oo la filayo inuu maanta Nairobi soo gaaro
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa la filayaa inuu maanta soo gaaro magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.
Waxaana madaxweynaha uu markii uu kasoo duulayay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland uu kula hadlay dadweynaha isagoo sheegay in arrimo ku aadan danaha Puntland oo u tagi doono Nairobi si uu ugala hadlo diblamaasiyiin ka tirsan beesha caalamka.
Waxaana Puntland ay wajahaysaa xiriirka oo ay u jartay dawlada dhexe iyo sidoo kale ammaan darro sababtay in doorashooyinkii la hakiyo oo ka jirta gudaha.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.