Madaxweynaha oo la kulan la qaatay Safirka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheikh maxamuud ayaa kulan maanta la qaaatey safiirka Midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Somalia Amb Maxamed Saalax Anadiif oo maalinti shaley aheyd soo gaarey Magaalada Muqdisho
Amb Maxamed Saalax Anadiif oo kulanka kadib la hadlay Bahda saxaafada ayaa sheegay in Ujeejada kulanka uu la qaatay madaxweynaha uu ahaa barasho Islamarkaana uu kale hadlay Arimo ee ka mid aheyd Howgalada Amisom ee Gudaha dalka somalia.
Sidoo kale waxa uu safiirka sheegay in Howlagada Amisom sii socon doonaa ilaa laga xaqiijiyo Amaankood Guud ee Somaalia uu noqdo mid xasiloon.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.