Madaxwayne Xasan Sheikh oo u dhoofay Jabuuti
Madaxweynaha Dowlada faderaalka Somaaliya xasan Sheikh maxamud iyo Wafdi uu horkacaayo ayaa manta waxa ay manta u dhoofeyn dalka jabaati halkaasi oo ay Wafdiga iyo Madaxwaynaha ay kaga qeyb qaadan downaan Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii la hirgeliyay in luuqada af Soomaaliga la qoro.
Madaxwaynaha ayaa safarkiisa waxa ku wehliyo Wafuud ka kooban shaqsiyaad kuxeel dheer luuqadaha iyo Gudoomiyayaal Jamacadeed. Munaasabadan ka dhaci doonto Caasimada Jabuuti ayaa waxa kasoo qeyb gali doono shaqsiyaad aad ugu xeel dheer dhaqanka iyo Afka- Soomaaliga.
Madaxweyne xasan Sheikh ayaa ayaa wuxuu shaagey”waxaan ka shaqeyn doonaa sidii an dib-u-soo nooleyn lahaa adeegsiga far Soomaaliga mar walbo in aan hormariyo waxbarashada waa howlaha igu muhiimsan” Sidoo kale wuxuu sheegay in horumarinta Afka- Soomaliga iyo dhaqanka ay muhiim u tahay midnimada shacabka Soomaaliyeed.
Comments
comments