Madaxwayne Xasan oo u socdaalaya Gedo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta la filayaa inay socdaal ku tagaan Gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
Sida xafiiska wararka Bartamaha soo gaarayaan, Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku waheliyaan Wasiiro,Xildhibaano iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Booqanayaan Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
Sababta socdaalka Madaxwaynaha ayaa waxaa la sheegay inay tahay u kuur galida xaalada amni, nolol dhaqaale ee ka jirto gobolkal iyo sidoo kale sidii looga saari lahaa Al Shabab qaybaha Gobolka ka mid ah ay ka armiso
Comments
comments
Category : Latest Somali News.