maamulka Putland oo isku diyaarinayo weeraro ay ku qaadayaan burcad badeeda
C.risaaq Diiriye Faarax Taliyaha ciidamada badda maamulka Putland ayaa mar uu lahadlaye Ciidamada badda ee maamulkaa u sheegay in ay isku diyaariyaan weerar la doonayo in lagu qaaro burcad-badeeda.
Taliyaha ayaa dhanka kale intaasi ku daray in ciidamada laga doonayo sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen sugida amaanka deeganada Putland islamarkaana aysan ku ekaanin badda oo kaliya.
Hadalka Taliyaha ayaa waxa uu imaanayaa xilli uu qudbad ka jeediye sanad-guuradii sedexaad ee markii la’aas-aasay ciidamada badda maamulka Putland.
Comments
comments