Calendar

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay amniga wax ka qabanayaan

2926Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo Saxaafada kula hadlay Munaasabad maanta ka dhacday Degamada Xamar-Weyne ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay wadaan Qorshooyin in isugu xirayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir kaa oo ku aadan sidii loo adkeyn lahaa amaanka Guud ee Magaalada Muqdisho.

Maxamed Yuusuf Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday in qorshahaasi uu yahay mid ballaaran isla markaana ay wadaan sidii ay dhaqan gelin lahaayeen qorshaha cusub uu ku sheegay in wax looga qabanayo amaanka Magaalada Muqdisho.

Hadalka Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf ayaa waxa uu imaanayaa xili muddooyinkii dambe ay Magalaada Muqdisho ka dhacayeen Weeraro iyo Dilal qorsheysan kuwaas oo hawacsanaan ku dhaliyay amaanka Magalada Muqdisho.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured.
« »

Comment: