Calendar

Maamulka gobalka banaadira oo mar kale ka digay in dibad bax ka dhaca magaalada muqdisho.

 

tarsanGudoomiyaha gobalka banaadir  maxa,ud axmed nuur tarsan oo wareysi sinaayay radio Muqdisho ayaa ka digay in Dibadbaxa la qorshenaayo inuu ka sii socdo magaalada muqdisho. Oo Horseedi karo dhibaatooyin wuxuuna Sheegay in si sharuud la,aan la joojiyo mudaharaadyada Wuxuu sabab ugu dhigay inaa lisku haleyn Karin amniga Magaalada .

Md  tarsan gudoomiyaha gobalka banaadir ayaa shacab ka codsaday inee ka feejignadaan wuxuu ugu yeeray Koxda Sharwadayaasha oo ula jeeday ururka al shabaab iney ku soo dhaxdhuuntaan shacabka Mudaharaadaya si ay u Dhibateyaan .

Wuxuu sheegay ururka al shabaab ay qorshenayaan iney isku soo ekesiiso dibadbaxayaasha oo ay Soo qataan Gawari sameecado lagu soo xearay iney ka soo buxshaan walxa qarxa ay iyo tayaro Aan la gubeen  damacsayihiin Ay soo dhigaan dariikhyada  si ay halkaas ugu dhibateyaan Shacabka iyo masuulinta dowladda.

Wuxuu xusay iney dagantahay hada magaalada lakiin aan la qorsheyn mudaharaadyo wuxuu ku Celceliyay Shacabka iney xil iska saran nabadda loona bahanyahay iney shaqoyinkooda racdaan Ayaa la rabaa ayuu yiri Gudoomiyaha gobalka banaadir

Sidoo kale wuxuu sheegay iney ka war heleen in iskuulo fara badan la fasaxay si ay ugu qeyb Qataan mudaharaad Ka maamul ahaan wuxuu sheegay iney tahay fikir qaldan oo lagu marin Habaabinaayo shacabka wuxuu fariin u Diray  walidiinta ay ka hortagaan ilmahooda guryahooda Ku celiyaan  inta aan la gu adeegan oo dibad baxa la Keynin ay u didaan inta ay waxyeelo ka soo Gaari laheed.

Ugu danbeentii gudoomiyaha gobalka banaadir ayaa shacabka ka codsaday iney isdajiyaan wuxxu Sheegay Malmihii lasoo dhaafay dibadbaxyadii ka dhacaaya magaalada muqdisho ay horseeday Qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed intuba.

Wuxuu xuusay in hotelo la gubay  dad rayid ah hantidooda la dhacay waxaa isa soo dhax galay Dad biliqa u Socda dad iney hanta bobaan u socda dad in dadka dhibaato u geesta u socda tasna Lama aqbali karo ayuu yiri.

Dibadbaxyadaan ka soo cusboonaaday magaalada muqdisho mudooyinkii ugu danbeesay  ayaa la Ogeyn cida soo qaban qaabisay marka laga reebo malintii ugu horeysay u dibadbaxa ku bilawday Mid taageero ah balse Hada isku badalay mid dana gaar ah Laga leeyahay.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: