Calendar

MA U XIISTAY GEORGE W. BUSH? (SAWIR)

missme

George W. Bush wuu soo noqday… sawirkiisa haddii aan idiin sii macnayno oo suran tabeelle suran laamiga dhinaciisa jidka I-35 oo u dhow Wyoming, Minn.,  Sawirka ayaa dhinaciisa lagu qoray  “Miss Me Yet?” oo micnaheedu tahay Miyaad ii xiistay?.

Ilaa iyo hadda cid sheegatay sawirkan inay ka danbaysay malaha.

Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: