Geedka Rumaanka iyo Faaiidadiisa
Ma ogtahay in dhir badan oo faaiido u leh bani aadamka ay ka baxdo dhulkeena Soomaaliya. Maanta aan idin barno (Hadaadan Aqoon) Geedka Rumaanka ah oo afka qalaad lagu yiraahdo “Pomegranate”. Geedkan ayaa mirihiisa lagu tilmaamaa “Super fruit” iyadoo uu daawo ama ka hortag u yahay cuduro badan oo ay ka mid yihiin Prostate Cancer, waxaa kale oo uu faaiido u yahay koriimada qofka, Dheefshiidka, Maskaxda iyo qaar kaloo badan.
Daawo Muuqaalkan oo aan idiinkaga soo duubnay dhulkeenii hooyo. Rumaan Beero ayaan idin leenahay.
Comments
comments
Category : VIDEOS.