Liiska Golaha Wasiirada ee Puntland
Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir. 18 Wasiir 19 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle, Waxaan la sheegin magaca Wasiirka Warfaafinta.
GOALAHA WASIIRADA
- Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
- Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
- Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
- Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
- Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
- Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
- Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
- Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
- Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
- Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
- Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
- Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
- Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
- Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
- abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
- Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
- Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
- Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada
GOLAHA KU-XIGEENADA
- Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
- Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
- Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
- Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
- Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
- Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
- Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
- Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
- Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
- Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
- Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
- Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
- Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
- Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
- Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
- Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
- Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
- Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
- Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha
WASIIRU DOWLAYAAL
- Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
- Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
- Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
- Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
- Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
- Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
- Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
- Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
- Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.