Kulan xalay ka dhacay magaalada Newyorka ee dalka maraykanka loogana hadlayay xaalada wadanka Somalia.
Kulan habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Newyorka ee dalka maraykanka loogana hadlayay Xaalada wadanka somalia ayaa Gabo Gabada kulanka ka dib waxaa laga soo saaray go’aano dhowr Ah oo xaalada wadanka somalai ku saabsan.
QM waxa si aad ah usoo dhaweysay waxyaabihii ka soo baxay kulankii kampalla waxaana aay Shegeyn in loo baahan yahay in laga rumeyo qaadashada go’aanada Kampalla.
Masuuliyiintii kulankii ka dhacay xalay Newyork ka qeyb galay ayaa ugu dambeyn warbixin ay ka Soo saareen dhankale waxa ay xusay inay si aad ah usoo dhaweynayan magacaabista R.wasaaraha Cusub ee somalia
Sidoo kale waxaa aay ka hadleen kulan shalay ka dhacay magaalada ENtenbe ee dalka uganda kaas Oo loog hadlaayay xaaladda somalia waxa aay sheegeen iney insha ku hayaan arimaha Somalia.
Si kastaba ha aheete kulaankaas ay xalay ku yesheyn magaalada newyorka ee dalka maraykanka Muhiimadusana ay eheyd sidii low sii xoojinlahaa hishiiskii lugu gaaray magaalada kampalla ee Dalka Uganda.
xafiiska wararka bartamaha: muqdisho
Comments
comments