Calendar

Kulan muqdisho ka dhacay oo dhaxmaray maasuulinta ahlu suna gobalka banaadir iyo ahlu suna ee gobalada dhexe ee dalka soomaaliya: jun 16 2011

ftKulan ay maanta isugu yimadeen xubna ka socday ururka ahlu suna waljamaaca ee gobalka Banaadir iyo waliba xuno ka socday ururka ahlusuna waljamaac ee gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ka soo qeyb galeyn xubno ka tirsan xildhibaanada barlamaanka dowlada kmg Soomaaliya

Kulankaasi ayaa loga hadlay waxyabihii u qabsoomay ururka ahlu suna waljamaaca ay gobalka Banaadir iyo xiriiradii uu la sameeyay intii uu jiray dhinacyada ku lugta leh arimaha siyaasadda Soomaaliyaa ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ahlu suna ee gobalka banaadir sh Axmed shuqul waxa uuna sheegay in ururka ahlu suna waljamaaca ee gobalka baadir ay waxbadan Uqabsoomey taniyo intii la asaasay sanadu markii ay aheed 2010

Waxa uuna halkaasi ku soo bandhigay gudoomiyaha xubno loogu talagalay iney wax ka qabtaan Horay u waditaanka howlaha shaqo ay horyaala ahlu suna waljamaaca ee magaalada muqdisho

Kulankaasi markii uu soo idlaaday kadib ayaa gudoomiyaha ahlu suna waljamaaca sh axmed Shuqul oo faafaahiyay guulaha ay soo hoyeen saraakiisha iyo ciidamada ahlu suna  ilaa afar jeer ay Ku gulesteen biladaha  ugu sareeya ee labixiyo xiliyada dagaalka ilaa afar jer iney ku gulesteen Gobalka banaadir.

Sidoo kale wuxuu sheegay maamulka ahlu suna waljamaaca ee gobalka banaadir iney ku gulesteen Iney xiriir cafimaad qaba la sameeyo dhamaan gobalad dalka ahlusuna waljamaaca ku nool gar Ahaan gobalada ay sida tooska ugu holgasho sida gado iyo gobalada dhexe ee dalka

Ugu danbeeti wuxuu sheegay ineysan ku egeen ciidamada ahlu suna ee gobalka banaadir iney ka Qeyb qataan dagaalada lugu hortagaayo kooxda shabaab sidoo kale wexey qeyb ka yihiin sugida Amniga goobaha ay jogaan iyagoo la shaqeynaaya ciidamada dowlada iyo kuwa amisom.

Isu imaantinka ay maanta yesheen madaxdda maamulka ahlu suna waljamaaca ayaa balan qaaday Iney shaqadooda sii laba jibaari  donaan ilaa iyo inta laga sifeenaayo al shabaab dalka soomaaliya.

 

Xafiiska bartamaha:muqdisho

 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: