Kulan maanta oo ay isigu yimadeen gudoomiyaasha dagmooyinka gobalka banaadir ayaa iska fogeeyay iney ka danbeeyaan dibadbaxyada ka dhacaaya maagalada muqdisho : June-15-2011
Kulaanka ay maanta yesheyn gudoomiyaasha dagmooyinka gobalka banaadir ayaa loga hadlay Arimo ay ka mid tahay banaabaxyadii ka dhacaayay magaalada muqdisho waxa ay shegeen iney Wax lug ah aan ku laheen banaanbaxyaasha ay iska fogeyeen iney ka danbeeyaan dibadbaxyada.
Waxaa dhamaan gudoomiyaasha dagmooyinka ay shegeen inaan wax qarasha ah aan ku bixin ama Aan soo abaabulin dibadbaxyada maamulka gobalka banaadir ayaa isna iska fogeeyay iney Qarashaad ku bixiyeen dibadbaxyada ka dhacay magaalada muqdisho iyagoo sheegay masuulinta Gobalka banaadir inaan shaqa ku laheen .
Waxaana halkaasi ka hadlay masuulin kala duwan waxaana ka mid ahaa masuulintii halkaasi ka Hadashay gudoomiyaha dagmada xamar weyne c/llaahi sahal gardhuub oo sheegay banaabaxu Inuu yahay mid la ogalyahay balse marka aan ka hor imaaneyn danta shacabka iyo qaranka aan Cadow ku aheen la sameyn karo. Ayuu yiri gudoomiyaha dagmadda xamar weyne.
Taniyo markii uu madaxweynaha soomaaliya sheikh shariif uu ku dhaawaaqay banaanbaxyada ka Socda magaalada muqdisho marnaba u dulqaadandoonin dowlada ay gacan bir ah ku Qabandoonto hadalkaas uu jeediyay madaxweynaha wixii ka danbeysay ayaa waxaa soo baxeysan In liska bari yeelo
Dibadbaxyada iyo taagerada la siinaayo go,aanka uu noqday in cidwaliba ay oo maasuuliyad Sheganeeso ay iska fogeyso marka laga reebo r/wasaaraha oo sheegay dibadbaxyada ay soo Bandhigeyn shacabka ay tahay mid wadanid xanbarsan darenkoodana cabiray una tacsiyadeeyay Dadkii wax ku noqday banaanbaxyadaas.
Xafiiska wararka bartamaha: muqdisho
Comments
comments