Kooxda Faransiiska oo diiday inay tababar qaadato & dagaal ka dhex dhacay (DAAWO)
Bartamaha — Kooxda xulka qaranka ee Faransiiska ayaa diiday inay tababar qaadato maanta iyagoo ka gadoonaya saaritaanka la saaray ciyaaryahan Anelka, Anelka ayaa laga mamnuucay inuu ciyaaro koobkan kadib markii uu caayay tababaraha Faransiiska Raymond Dominiik.
Anelka ayaa isaguna markii laga ceyriyay kooxda Faransiiska iska casilay qaranka Faransiiska.
Faransiiska oo la filayay inay wacdaro ka dhigaan sanadkan Koonfur Afrika ayaa waxaad moodaa inaysan ogayn in dadweynaha Faransiisku ay ka sugayaan guulo fara badan iyo weliba koobka aduunka.
Daawo videogan markay kooxdu diiday inay tababar qaadato.
Comments
comments
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Wararka Maanta.