KOONFUR WOQOOYI 2011 Ma kala Maarmi karaan (Daawo)
Farshaxamistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir oo wiigan soo dhejiyey film kartoon ah oo ku tusayo Soomaali in ay Soomaali Waqooyi iyo Soomaali Koonfuri kala maarmi karin isagoo wax badan hore ugu muujiyey midnimada Soomaali in ay xal tahay laguna gaarayo wanaag iyo wax wada qabsi dhibta maanta ina haystana lagag baxayo wuxuu filmka u soo qaatay hees caan ahayd oo uu Curiyey Abwaan C/qaadir Nuuraani midhuhuna ahaayeen sidan.
Ana sidaasaa meel iga taalee
ma kaa maarmi karaayaa
Amiin si kasta ugu soo bandhig midnimadu in ay tahay mid aan laga maarmi karin laakiin dad keenu ka dhegala Halkan ka Daawo
Comments
comments