Isku aadka Horiyaalka Champions League oo la soo saaray iyo Barcelona iyo Milan oo isku beegmay
Manoco :(www.Bartamaha.com) Manchester United, oo sanadkii tagay koobkaan looga qaaday garoonka Wembley Stadium, ayaa waxey isku group tihiin Benfica, oo ay koobkaan kaga qaaday 1968 garoonka Wembley, Basel and Romanians Otelul Galati who are making their debut in the competition.Manchester City, oo ah kooxda ugu qanisan aduunka isla markaan markii ugu horeysay ciyaareysa Champions League ayaa waxey isku soo aadeen , kooxda 4ta mar koobkaan ku guuleystay ee Bayern Munich, oo ay ku wehliyaan Villarreal iyo Napoli.
Sergio Aguero, oo ay City ku soo gadatay aduun dhan 38 million pounds ($61.81 million) ayaa wuxuu wajihi doonaa Napoli, oo ah kooxdii uu u soo ciyaari jiray sodogiis Diego Maradona.
Real Madrid, oo koobkaan heysata tirada ugu badan oo ah 9 mar , ayaa waxey ka hor tagi doontaa Olympique Lyon oo ay la socdaan Ajax Amsterdam iyo Dinamo Zagreb, oo tartankaan dib ugu soo laabatay markii ay mudo 12-sano ah ka maqneyd.
Trabzonspor, ayaa tartankaan ka soo qeybgashay markii ay keeneen xiriirka Turkish taasoo ka danbeysay markii Fenerbahce laga saaray tartanka oo lagu eedeeyay wax isdaba marin , waxey isku group yihiin Inter Milan, oo koobkaan qaaday 2010kii, CSKA Moscow iyo Lille.
Ciyaaraha heerka group stage wuxuu qaarada yurub ka bilaaban doonaa Sept. 13-14, iyadoo ciyaarta finalaha ah lagu ciyaari doono Munich bisha May 19keeda.Horiyaalka Champions League group stage waxa kooxaha ay isku aadeen siddan:
Group AFC Bayern München (GER)
Villarreal CF (ESP)
Manchester City FC (ENG)
SSC Napoli (ITA)Group B
FC Internazionale Milano (ITA)
PFC CSKA Moskva (RUS)
LOSC Lille Métropole (FRA)
Trabzonspor A? (TUR)Group C
Manchester United FC (ENG)
SL Benfica (POR)
FC Basel 1893 (SUI)
FC O?elul Gala?i (ROU)Group D
Real Madrid CF (ESP)
Olympique Lyonnais (FRA)
AFC Ajax (NED)
GNK Dinamo Zagreb (CRO)Group E
Chelsea FC (ENG)
Valencia CF (ESP)
Bayer 04 Leverkusen (GER)
KRC Genk (BEL)Group F
Arsenal FC (ENG)
Olympique de Marseille (FRA)
Olympiacos FC (GRE)
Borussia Dortmund (GER)Group G
FC Porto (POR)
FC Shakhtar Donetsk (UKR)
FC Zenit St Petersburg (RUS)
APOEL FC (CYP)Group H
FC Barcelona (ESP)
AC Milan (ITA)
FC BATE Borisov (BLR)
FC Viktoria Plze? (CZE)
Manchester United, oo sanadkii tagay koobkaan looga qaaday garoonka Wembley Stadium, ayaa waxey isku group tihiin Benfica, oo ay koobkaan kaga qaaday 1968 garoonka Wembley, Basel and Romanians Otelul Galati who are making their debut in the competition.
Manchester City, oo ah kooxda ugu qanisan aduunka isla markaan markii ugu horeysay ciyaareysa Champions League ayaa waxey isku soo aadeen , kooxda 4ta mar koobkaan ku guuleystay ee Bayern Munich, oo ay ku wehliyaan Villarreal iyo Napoli.
Sergio Aguero, oo ay City ku soo gadatay aduun dhan 38 million pounds ($61.81 million) ayaa wuxuu wajihi doonaa Napoli, oo ah kooxdii uu u soo ciyaari jiray sodogiis Diego Maradona.
Real Madrid, oo koobkaan heysata tirada ugu badan oo ah 9 mar , ayaa waxey ka hor tagi doontaa Olympique Lyon oo ay la socdaan Ajax Amsterdam iyo Dinamo Zagreb, oo tartankaan dib ugu soo laabatay markii ay mudo 12-sano ah ka maqneyd.
Trabzonspor, ayaa tartankaan ka soo qeybgashay markii ay keeneen xiriirka Turkish taasoo ka danbeysay markii Fenerbahce laga saaray tartanka oo lagu eedeeyay wax isdaba marin , waxey isku group yihiin Inter Milan, oo koobkaan qaaday 2010kii, CSKA Moscow iyo Lille.
Ciyaaraha heerka group stage wuxuu qaarada yurub ka bilaaban doonaa Sept. 13-14, iyadoo ciyaarta finalaha ah lagu ciyaari doono Munich bisha May 19keeda.
HoriyaalkaChampions League group stage waxa kooxaha ay isku aadeen siddan:
Group A
FC Bayern München (GER)
Villarreal CF (ESP)
Manchester City FC (ENG)
SSC Napoli (ITA)
Group B
FC Internazionale Milano (ITA)
PFC CSKA Moskva (RUS)
LOSC Lille Métropole (FRA)
Trabzonspor A? (TUR)
Group C
Manchester United FC (ENG)
SL Benfica (POR)
FC Basel 1893 (SUI)
FC O?elul Gala?i (ROU)
Group D
Real Madrid CF (ESP)
Olympique Lyonnais (FRA)
AFC Ajax (NED)
GNK Dinamo Zagreb (CRO)
Group E
Chelsea FC (ENG)
Valencia CF (ESP)
Bayer 04 Leverkusen (GER)
KRC Genk (BEL)
Group F
Arsenal FC (ENG)
Olympique de Marseille (FRA)
Olympiacos FC (GRE)
Borussia Dortmund (GER)
Group G
FC Porto (POR)
FC Shakhtar Donetsk (UKR)
FC Zenit St Petersburg (RUS)
APOEL FC (CYP)
Group H
FC Barcelona (ESP)
AC Milan (ITA)
FC BATE Borisov (BLR)
FC Viktoria Plze? (CZE)
W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com
Kooxda heesta koobkii ugu dambeeyay ee Champions League ayaa waxa ay is arki doonaan kooxda todobadda mar koobkaan horey ugu guuleystay ee AC Milan, iyagoo ay group-ka kula jiraan BATE Borisov oo Belarus ah iyo Viktoria Plzen oo Czech Republic ah isku aadka tartanka Champions League. Manoco :(www.Bartamaha.com)
Kooxda heesta koobkii ugu dambeeyay ee Champions League ayaa waxa ay is arki doonaan kooxda todobadda mar koobkaan horey ugu guuleystay ee AC Milan, iyagoo ay group-ka kula jiraan BATE Borisov oo Belarus ah iyo Viktoria Plzen oo Czech Republic ah isku aadka tartanka Champions League.W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com
Kooxda heesta koobkii ugu dambeeyay ee Champions League ayaa waxa ay is arki doonaan kooxda todobadda mar koobkaan horey ugu guuleystay ee AC Milan, iyagoo ay group-ka kula jiraan BATE Borisov oo Belarus ah iyo Viktoria Plzen oo Czech Republic ah isku aadka tartanka Champions League. Manoco :(www.Bartamaha.com)
Kooxda heesta koobkii ugu dambeeyay ee Champions League ayaa waxa ay is arki doonaan kooxda todobadda mar koobkaan horey ugu guuleystay ee AC Milan, iyagoo ay group-ka kula jiraan BATE Borisov oo Belarus ah iyo Viktoria Plzen oo Czech Republic ah isku aadka tartanka Champions League.
Manchester United, oo sanadkii tagay koobkaan looga qaaday garoonka Wembley Stadium, ayaa waxey isku group tihiin Benfica, oo ay koobkaan kaga qaaday 1968 garoonka Wembley, Basel and Romanians Otelul Galati who are making their debut in the competition.
Manchester City, oo ah kooxda ugu qanisan aduunka isla markaan markii ugu horeysay ciyaareysa Champions League ayaa waxey isku soo aadeen , kooxda 4ta mar koobkaan ku guuleystay ee Bayern Munich, oo ay ku wehliyaan Villarreal iyo Napoli.
Sergio Aguero, oo ay City ku soo gadatay aduun dhan 38 million pounds ($61.81 million) ayaa wuxuu wajihi doonaa Napoli, oo ah kooxdii uu u soo ciyaari jiray sodogiis Diego Maradona.
Real Madrid, oo koobkaan heysata tirada ugu badan oo ah 9 mar , ayaa waxey ka hor tagi doontaa Olympique Lyon oo ay la socdaan Ajax Amsterdam iyo Dinamo Zagreb, oo tartankaan dib ugu soo laabatay markii ay mudo 12-sano ah ka maqneyd.
Trabzonspor, ayaa tartankaan ka soo qeybgashay markii ay keeneen xiriirka Turkish taasoo ka danbeysay markii Fenerbahce laga saaray tartanka oo lagu eedeeyay wax isdaba marin , waxey isku group yihiin Inter Milan, oo koobkaan qaaday 2010kii, CSKA Moscow iyo Lille.
Ciyaaraha heerka group stage wuxuu qaarada yurub ka bilaaban doonaa Sept. 13-14, iyadoo ciyaarta finalaha ah lagu ciyaari doono Munich bisha May 19keeda.
HoriyaalkaChampions League group stage waxa kooxaha ay isku aadeen siddan:
Group A
FC Bayern München (GER)
Villarreal CF (ESP)
Manchester City FC (ENG)
SSC Napoli (ITA)
Group B
FC Internazionale Milano (ITA)
PFC CSKA Moskva (RUS)
LOSC Lille Métropole (FRA)
Trabzonspor A? (TUR)
Group C
Manchester United FC (ENG)
SL Benfica (POR)
FC Basel 1893 (SUI)
FC O?elul Gala?i (ROU)
Group D
Real Madrid CF (ESP)
Olympique Lyonnais (FRA)
AFC Ajax (NED)
GNK Dinamo Zagreb (CRO)
Group E
Chelsea FC (ENG)
Valencia CF (ESP)
Bayer 04 Leverkusen (GER)
KRC Genk (BEL)
Group F
Arsenal FC (ENG)
Olympique de Marseille (FRA)
Olympiacos FC (GRE)
Borussia Dortmund (GER)
Group G
FC Porto (POR)
FC Shakhtar Donetsk (UKR)
FC Zenit St Petersburg (RUS)
APOEL FC (CYP)
Group H
FC Barcelona (ESP)
AC Milan (ITA)
FC BATE Borisov (BLR)
FC Viktoria Plze? (CZE)
W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com
Comments
comments