Calendar

Iran oo sheegtay in ay kor dhin doonto gargaar la siinaay Soomaaliya

834Iran (www.Bartamaha.com):-Hay’adda Laan qayrta cas ee dalka Iran ayaa sheegtay in ay ballaarin doonnto gargaarka loo fidinaayo Soomaaliya

Madaxa hay’adda Pouya Hajian ayaa u sheegay wakaalada wararka Faris in ilaa 40-ton oo ah cuno kala duwan ay keenin doonaan magaaladda muqdisho si loo siiyo dadka gargaarka u baahan ee ku nool Soomaaliya

Iran waxa ay ku celisay in ay diyaar la tahay siddii loo caawin lahaa dadka Soomaalida ee gargaarka u baahan, horrey diyaarado ay cuno ku keentay

Abaarta iyo gaajadda geeska Africa waxa ay saameen weyn ku yeelatay in ka badan 11-8 Million oo qof kuwaas ku nool wadamadda Somalia, Kenya, iyo Ethiopia. Laakin Soomaaliya waa dalka ugu daran abaarta geeska Africa ay ku dhuftay 60-sano ka dib

Sida laga soo xigtay QM qiyaastii 9.9 Milion oo qof ayaa hadda waxa ay yihiin kuwa ku barakacay dalka ama kuwa wadamadda kale qoxooti ku ah.

W/D:Xafiiska wararka muqdisho www.Bartamaha.com

 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: