Hay’adaha Samafalka oo laga ceyriyay Baladweyne.
Bartamaha(B/Weyne):-Kooxda Xizbul Islaam Hiiraan ayaa maanta Gobolkaasi ka mamnucay dhammaan hay’adaha Gargaarka.
Gudoomiyaha Xizbul Islaam Hiiraan Sheekh Shuuriye Faarax Sabriye ayaa shaaca ka qaaday in ay mamnuuc tahay shaqada ay wadaan dhammaan hay’adaha gargaarka.
Sheekh Shuuriye ayaa sheegay in Xizbul Islaam ay go’aansatay mamnuucida hay’adaha oo uu ku eedeeyay wax qabad la’aan iyo shaqo xumo balaaran oo Gobolkaasi ah.
Sheekh Shuuriye ayaa xusay in 24-saac gudaheed ay Gobolk
Â
Xafiiska Wararka www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia
Comments
comments
Category : Featured, Wararka Maanta.