Calendar

Nexus One: Taleefan cusub oo Google ay soo saartay (VIDEO)

nexusoneGoogle waxaad uga barateen raadinta waxkasta oo aad uga baahan tahay internet-ka, laakiin ma ogtahay inay soo galeen ganacsiga taleefanada oo ay in mudo ah dhahayeen inay soo saarayaan taleefan suuqa ka saaraya taleefanka caanka ah ee ay soo saarto Apple oo la  yiraahdo IPhone-ka.

Haddaba maanta oo ay bishu tahay Janaayo 5teedii ayay waxay shaaca ka qaadeen taleefan cusub oo la yiraahdo Nexus One.

Hoos ka daawo saddex video oo aan idiinkaga soo uruurinay sida taleefankani uu u shaqeeyo iyo waxyaabaha cusub ee la socda.

Daawo:

Fiidiyoowga hoosena wuxuu sharaxayaa Kaamarada iyo sawirado lagu qaadi karo.

Fiidiyoowga hoosena wuxuu ka hadlayaa duubitaanka codka.

Bartamaha

Comments

comments

Category : The Story, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: