Calendar

Goobjoogayaasha Caalamiga ah oo ku niyadsan Doorashada Somaliland

doorashooyinka somalilandXidhiidhiyaha goobjoogayaasha caalamiga ah ee dusha kala socda hab sami u socodka ololaha doorashada  Somaliland Aadan Yuusuf Abokor, ayaa VOAda u sheegay in ay ku niyadsanyihiin in doorashadu ay 26ka bishan si cadaalad ah u qabsoomi doonto.

Xidhiidhiyaha ayaa tilmaamay in ay kormeerayaan in dhamaan rukumadiii asaasiga u aha a doorasho madaxbanaan ay dhamaystiranyihiin.

Waxaana uu xusay in ay u muuqato in doorashadan ay ka hawl yartahay tii ka horaysay, isaga oo arrintaasi ku macneeyay in ay tahay diiwaangalinta oo hor joogsnaysa in ay dadku ku noq noqdaan goobaha codbixinta.

__

VOA

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: