Golaha Wasiirada cusub waa la Ansixiyey, Fikirka dadweynuhu waa sidee? DAAWO
Mudaneyaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siiyay xubnaha golaha wasiirrada Soomaaliya.
kulanka baarlamanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya, R/wasaaraha iyo golaha wasiirrada.
Guddoomiyaha baarlamanka ayaa ku dhawaaqay natiijada waxa uuna sheegay in 219 ay codka kolsoonada siiyeen 3 ayaa ka aamusatay halka 3 kale ay diiday.
Haddaba Fikirka dadweynaha ee ku aadan xukuumaddan cusub waa maxay?
Hoos ka daawo:
Comments
comments
Category : Featured.