Calendar

Farshaxaniistihii Nabi Maxamed (CSW) sida xun u sawiray oo la weeraray (VIDEO)

attackedBartamaha (Sweden)Farshaniistaha u dhashay dalka Sweden Lars Vilks ee Nabi Maxamed (CSW) sida xun u sawiray ayaa lagu weeraray jaamacada Uppsala ee ku taal Sweden. Farshaxaniistaha oo beryahan danbe helayay hanjabaado fara badan ayaa si aad ah loo ilaaliyaa. Vilks ayaa jaamacadda ka bixinayay khudbad, dhamaan dadkii soo galayay qolkii uu wax ku qabanayay ayaa lawada baaray laakiin waxaa ka mid ahaa dadkii joogay meeshaas dhallinyaro Muslimiin ah oo isla markiiba halkaas ka bilaabay inay kor u qayliyaan.

Daawo [ via: DAILYGA ]

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: