Calendar

Faroole oo dhinac walba eedo u sayriyay, cadde muuse ku eedeeyay rabshadii ka dhacday Qardho

Cadde_MuuseMadaxweynaha dawlad goboleedka Puntland oo khudbad dheer xalay ka jeediyay magaalada Garoowe oo ay ka socotay xuska sannadguuradii 15-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland ayaa eedo u sayriyay dhinac walba isagoo tii ugu darnaydna ku tuhmay Gen. Cadde Muuse madaxweynihii hore ee Puntland inuu ka dambeeyay rabshadihii dhiigu ku daatay ee ka dhacay magaalada Qardho kal hore.

Waxaana uu faroole sheegay in uu Cadde isticmaalay maleeshiyo beeleed isagoo tilmaamay in xogtaas lagu helay baaritaan ay ciidamada ammaanku sameeyeen.

“Cadde muuse ayaa rabshadaas ka dambeeyay sida boolisku ay baaritaanada ku ogaadeen waana nasiib darro” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’ud Faroole.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: