Farmaajo oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Qaramada Midoobe (VIDEO)
Bartamaha (New York):- Ra’iisul Wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada New York isaga oo ka hadlay Kulamo Xasaasi ah oo uu ka qeybgalay iyo Xaalada dalka Soomaaliya.
Farmaajo ayaa Faah-faahin guud ka bixiyay siyaasada Xukumada Soomaaliya iyo Xaalada guud ee dalka iyo dhibaatooyinka ka taagan dalka Soomaaliya.
Daawo VIDEO:-
www.BARTAMAHA.COM
Comments
comments