FADLAN CAAWI: Walaalkaaga Muslimka ah oo Alshabaab Carabka ay ka jartay (Video, Sawiro).
Bartamaha (Nairobi):- Wiilkan Soomaaliga ah muddo 5-bil ka hor ah ayaa Alshabaab ay carabka uga jareen gudaha Magaalada Muqdisho waxa uuna hada ku dhibaataysan yahay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Axmed Cali Shuute waa Wiil dhalinyara ah oo Ciqaab CARABKA looga jaray au u gaysteen Kooxda Alshabaab waxa uu hada ku dhibaataysan yahay Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi isaga oo u baahan gurmar iyo gacan Islaamnimo.
Walaalkaaga Muslimka ah u gargaar Allaha kuu gargaaree waxaa Wixii Faah-faahin ah kala xiriiri kartaa :-
+2547 00876480 ama +2547 22208159 oo aad ka heli kartid:-
Axmed Cali shuute ama Wariye Abdirizak Yusuf Kampala
VIDEO:-
www.BARTAMAHA.COM
Comments
comments