Calendar

Faah-faahin buuxda oo laga helay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

b5Bartamaha (Muqdisho):-Qaraxyadii maanta ka dhacay Wadada Makka al Mukarama gaar ahaan agagaarka Hotelka Ambasador ayaa ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac wallow ay badbaadeen madaxdii la doonayay in lagu dilo qaraxyadaasi.

Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga Yuuf M.Siyaad Indha Cadde ayaa qaraxa ka badbaaday  ka dib markii fal qorsheysan lagu doonayay in lagu qaarijiyo masuulkaasi oo lala beegsaday qaraxyo Ismiidaamin u muuqaday kuwaasi oo ay ku gubteen gawaari fara badan.

inta la ogyahay qaraxaa waxaa ku nafweysay 6-ruux 9-kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray markii gawaari Miinaysan ay ku qarxeen agagaarka Hotelka Ambasador oo uu marayay wasiir Dowlaha gaashaandhiga Yuuf Indha Cadde oo si dirqi ah u badbaaday.

b2

bb

b5

Xafiiska Bartahamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

Comments

comments

Category : Photos, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: