read more »">
Calendar

Dowladda Sucuudiga oo sheegtay in ay kor dhin doonto gargaarka ay siineyso Soomaaliya iyo SAWIRRO

 

7Muqdisho (www.Bartamaha.com):- 

Ka dib markii shlaey booqasho ay ku yimaadeen wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Boqortooyadda Sacuuida, ayaa boqorka dalkaa Boqor Cabdul Casiis waxa uu sheegay in ay ballaarin diinaan gargaas ay siinayaan Soomaaliya oo ka mid ah wadamadda ugu daran abaarta ay ku dhufatay geeska Africa.

1Wafdiga shaley yimid magaaladda muqdisho waxa hogaaminaayay waxaan Alwaleed Bin Talaal Bin Abdulaziz oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu taajirtsan dunidda waxa la socday xaaskiisa iyo ilmaha ay dhaleen.

Wafdikga ayaa markii ay ka soo dageen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisal wasaare ahne Wasiirka Ganacsiga, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

Waxa lagu soo dhaweeyay hidaha Soomaalida ay ku caan yihiin.

waxa markii dambe loo galbiyay xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya halkaas oo ay kulan albaabada u xiran ay ku la qaateen madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Wax kalo ay booqdeen Isbitaalka Banaadir ee magaaladda Muqdisho oo ay jiifaan bukaano u badan caruur.

W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com

                 SAWIRRO KALE HALKAN KA EEG

2

4

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: