Dowladda Jili oo sheegtay dhamaan rakaabkii saarnaa diyaarad ku burburtay dalkaas in ay geeriyoodeen.
Chilli (www.Bartamaha.com):- Wasiirka gaashandhiga dowladda Jili ayaa sheegay maanta oo axad ah in dhamaan 21-qof ee saarnaa diyaarad jimcihii ku burburtay badda Baasifika ay dhineen.
Ilaa hadda waxa la helay meedka afar qof oo ka mid ahaa rakaabkii.siddaas waxa baahiyay talafishanka dalkaas.
Duyuuradda ayaa la sheegay in sabab u ahayd dhicitaankeeda hawadda oo aad u xumayd.
Madaxweynaha dalka Jili Salvador Allende ayaa la filayaa maanta oo axad in uu socdaalo halka diyaaradda ay ku burburtay.
W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.