Dowladda India oo ka Qayb Qaadaneysa Gar-Gaarka La siinaayo Sooomaaliya
Muqdish:-(www.Bartamaha.com) Dowladda India ayaa sheegtay maanta oo axad ah in ay gargaar cuno ay keeni doonto magaaladda muqdisho maalmaha soo socda. taas oo loogu talla galay seddaxda gobal ee dhawaan QM ay ku dhawaaqday in ay ka jiraan xaalad macluul ah.
Cunaddan ayaa waxa lagu wareejin doona barnaamijka Cunadda Aduunka (WFP) oo geeyn doonto soomaaliya kadibna u qayb bin doonta dadka abaaraha halkaas ay ku heesato
QM ayaa sheegaysa 7.5 Milyan oo ah dadka Soomaaliya ku nool 3.2 million ay yihiin dad u baahan gargaar degdeg ah. qiyaastii ku dhawaad 29,000 oo caruur ah oo da’dooda ay ka yertahay 5-sano jir ah ayaa soomaaliya ku dhintay.
Xafiiska Wararka Bartamaha Muqdisho Somalia
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.