Dowladda Guatemala oo Xirtay labo Nin oo lagu eedeeyayin ay ka qayb qaateen dad lagu xasuuqay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay dalkaaas.
www.Bartamaha.com:-Police-ka dalka Guatemala ayaa xabsiga dhigay labo nin oo lagu eedeeyay in ay door weyn ku lahaayeen xasuuq dhacay dalkaas intii ay socdeen dagaaladda sokeeye sanadkii 1982-kii
Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deeganka Plan de Sanchez, waxana lagu dilay 268-qof. waxana lagu eedeeyay in gacan ay siiyeen mucaaradka
Qareenka U doodaya nimankan ayaa waxa uu sheegay in ragan aysan hadda xamili karin in maxkamad la soo taago.
Ehaladda dadla lagu dilay xasuuqaas ayaa soo dhaweeyay xiritaanka ragan, waxana ay sheegeen in la soo dhameestiro saraakiishii ciidamadda ee iyana ka qayb qaatay dagaalkaas oo dhexmaray ciidamada iyo mucaaradka.
Qaar badan oo ka badbaaday xasuuqaaas waxa ay ka carareen dalka.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.