Calendar

Dowladaha Uganda iyo Burindi oo Balan qaaday in afar Kun Asakri usoo diri doonaan Mugadisho

bartamahaBartamaha:Kadib markii Saraakiil ka tirsan  Midowga Afrika ay booqasho ku yimaadeen Magaalaad Muagadisho ayee isku raaceen Saraakisha Dowladda  FKMG in Cidamo kale oo Dheeraad ah oo ka Socda Wadamada Burindi iyo Uganda lagu soo biiriyo Ciidamda haatan nabad ilaalinta u joogo Mugadsiho EE AMISOM.

Dowladaha Uganda iyo Burundi ayaa sheegay inay u soo dirayaan ciidamo dheeraad ah gudaha Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka ah qorshayaal kor loogu qaadayo howlgalada AMISOM si loo wiiqo Awooda Kooxaha Mucaaradka ku ah Dowladda FKMG Soomaaliya.

Saraakiisha ugu sareyso Midowga Afrika ayaa shaacisay in Bilooyika nagu so fool leh Ee usoo diri doonaan Ciidamao gaaraya Afar Kun Askari oo ka imaan doono Wadamaad Ugandaiyo Burindi.

Beesha Caalamka ayaa balan qaaday hadii Ciidamo soo diraan Wadamaad Burindi iyo Uganda ay taageeri doonaan islamarkaana ay ku faraxsanyihiin in La Keeno Ciidamo hor leh si wax Logu qabto Xaaladda cakiran Ee Soomaaliya ka jirta ayaa laga soo xigtay Qaramaad Midoobay.

Bilihii lasoo dhaafay Waxaa Somaaliya soo gaaray Ciidamo lagu sheegay Kun Askari oo ka socday Dowladda Burindi oo haatan ka qeyb galaya dagaalada lagu ciribtirayo Shabaabka, waxayna mar kale balaan qaadeyn Dowladda Burindi inay diyar u yihiin inay kaalmo wayn ka geystaan Dhibaatada kusoo wajahmatay Dowladda FKMG oo dagaalo lagu bixnyao Meleeshiyaadka Shabaab lagalayaan.

Balan qaadyada Dowladaha Uganda iyo Burindi ayaa kusoo beegmaya Xilli la filayo in goor dhaw waddanka soo gaaran Cidiamo ka socdo Wadamaad Jabuuti, Gini, iyo Siiralyoom oo lagu heshiiyay in Cidimadooda ay soo gaaarn Mugadisho bartamaha Sanadkaani.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: