Calendar

Dowlada Masar oo shaacisay in ay Maxkamad soo taageyso Kooxihii dhawaan ay soo qabteen Kaluumaysatada Masar.

cairoBartamaha (Qaahira):- Dowlada Wadanka Masar ayaa shaaca ka qaaday in ay maxkamad soo taagayso kooxihii dhawaan ay awooda uga soo bad-baadeen Badmaaxiin masaari ah .

Wargayska Al-Ahraam Ee Dalka Masar ayaa soo daabacay in dowlada masar ay haatan qorsheynayso sidii maxkamada lo soo taagi lahaa Burcad badeeda haatan nolosha lagu wado oo gaaraya 8-dhalinyara ah

Dowlada Masar ayaa la sheegayaa in ay ku faraxday qabashada kooxahaasi Burcad Badeeda ah iyadoo ay qorsheynayso sidii loogu soo gacan galin lahaa dadkaasi islmarkaana ay nolosha maxkamad ku soo taagayaan.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: