Monthly Archives: November 2014

Sweet path to success: improving economic livelihoods for Somali women

“This training has given me confidence in myself and my skills to go out and make a living on my own,” says 22-year-old Hawa Osman. “The programme has given me access to skills and training that was previously unavailable to … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Faah Faahin: Maxaa ka soo baxay kulan xasaasi ah oo ay yeeshen madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya (Akhriso)

Muqdisho (Bartamaha) Kulan xasaasi ah oo xalay saqdii dhexe ku dhex maray madaxda ugu sareysa dalka xarunta Madaxtooyada ayaa looga hadlay arrimaha Khilaafaadka ka dhex taagay Madaxweynaha dowladda F. Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Cabdiweli. iyadoo uu kulankani ka dhacay guriga Madaxweynaha. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali Presidential, PM Spat Imperils War-Torn Nation’s Recovery

A dispute between Somalia’s president and prime minister over powers of appointment has split lawmakers into factions, with the United Nations and European Union warning it’s jeopardizing efforts to rebuild the war-torn country. Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed last week … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweyne Xasan oo u dhoofay Itoobiya

Muqdisho (Bartamaha) Madaxweynaha dawladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta oo khamiis ah u dhoofay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Wafdiga madaaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xildhibaanno iyo, wasiirro iyo la taliyeyaashiisa qaar ka mid ah, waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

The Concerned Somali Parliamentarians regarding the Statement of Nicholas Kay

November 5, 2014 For immediate Release. Press Release of The Concerned Somali Parliamentarians regarding the Statement of Nicholas Kay, The Special Representative of the Secretary General of the United Nations to Somalia. We, the undersigned members of the Somali Federal … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah la Qaatay illaa 25 Xildhibaan oo Ka Soo Jeeda Puntland

Muqdisho (Bartamaha)  Iyadoo ay socdaan dadaalo lagu doonayon in khilaafka u dhexeeya raysal wasaare C/weli Sheekh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana dhinaca ay socdaan mooshino iska horjeeda ayaa xalay madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu kulan la qaatay illaa 25 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanno ku hanjabay haddii mooshin laga keeno ra’iisul wasaaraha mooshin inay ka keenayaan guddoonka baarlamaanka

Muqdisho (Bartamaha) Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay inay mooshin ka keeni doonan guddoonka sare ee baarlamaanka haddii ay soo baxdo mooshin laga keeno xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Cabdiweli. Hadalkan ayaa soo baxay xilli ay jiraan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xisbiga Jamhuuriga oo ku guuleystay Aqalka Senate-ka iyo isbadalka siyaasadeed ee Marekanka (Warbixin)

Washington, DC (Bartamaha) Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay aqalka Senate-ka Maraykanka kaddib markii uu helay kuraasta uu u baahnaa si ay ula wareeggo aqlabiyadda aqalka Senate-ka. Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay kuraasta senate-ka ee gobollada South Dakota, West Verginia, Arkansas, Montana, Iowa, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir Goodax: ” Saameynta fatahada wabiga Shabeelle waa mid ka xoogan sidii hore”

Muqdisho (Bartamaha) Fatahada wabiga Shabeelle oo deegaanno ka tirsan dalka ku fatahay waxaa loo arka inay tahay mid ka saameeyn iyo khasaaro badan xilliyadii hore,sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha. Goodax oo la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in fatahaada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Col. C/risaaq Isaaq Biixi oo Muqdisho ku geeryooday

Muqdisho (Bartamaha) Xalay waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday alaha u naxariistee Col. C/risaaq Isaaq Biixi oo xilal dhanka ciidamadaa ka soo qabtay dawladdii kacaanka iyo dawladihii kumeel gaarka ahaa ee Soomaaliya. Col. C/risaaq Biixi oo ka mid ahaa saraakiisha ugu aqoonta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

President Hassan meets with Members of the Federal Parliament originally from Puntland

Mogadishu (BARTAMAHA) Somali President Hassan Sheikh Mohamud has met with the members of the Federal Parliament originally from Puntland to discuss with the political heat up between him and the Prime Minister. According to sources, 25 Members of the Parliament … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

IGAD envoy in Mogadishu to reconcile Somali President, PM

A special envoy of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) arrived in Somali capital Mogadishu on Tuesday for talks aimed at reconciling between President Hassan Sheikh Mohamoud and Premier Abdiweli Sheikh Ahmed. “IGAD is the midwife of the Somali peace … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Women reporting abuse in Somalia without persecution

Al Jazeera — Investigating sexual abuse and exploitation – especially when those accused are soldiers – is a complex and time-consuming process that requires sensitive expert handling. But even a skillful and professionally-run investigation will fail if the women and … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Democrat Keith Ellison Wins 5th Term In Congress

MINNEAPOLIS (AP) — Voters are sending Democrat Keith Ellison back to Congress for a fifth term representing Minnesota’s urban 5th District. Ellison defeated Republican businessman Doug Daggett and Independence Party candidate Lee Bauer, a machinist. Ellison was the first Muslim elected … read more »

Posted in Featured, Minnesota | Leave a comment

Somali MPs call UN Envoy either step down from Somalia or apologize

Mogadishu (BARTAMAHA) Somalia Parliament Members on Tuesday asked the UN Special Envoy for Somalia Ambassador Nicholas Kay to step down or apologize from his recent statement which he allegedly said that some of the country’s parliamentarians were getting cash in … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

UN tells Somalia to quit paying for votes

MOGADISHU, Somalia (AP) — The U.N.’s representative in Somalia says he is concerned bribes are being paid to parliamentarians to vote to oust the prime minister. Somalia’s president, a political rival, had a quick reply that could be summed up … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Somalia to UN: Hands Off Our Politics

VOA — The president of Somalia is telling the United Nations to keep out of the country’s internal politics. Monday’s statement from President Hassan Sheikh Mohamud came after the U.N. envoy to Somalia, Nicholas Kay, expressed concern that lawmakers are … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Somali man missing after argument with friends

New Zealand — Police are searching for a missing Somali man who was last seen at a central Hawke’s Bay beach over the weekend.Dau Atem, 22, of Palmerston North was staying with friends at a bach at Shoal Bay, Aramoana.At … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment

Where are all the Somali pirates?

In a year that’s seen the rise of the Islamic State in Syria and Iraq, coupled with a crippling Ebola outbreak in West Africa, an international coalition of countries has made quiet progress eliminating a threat that once terrorized mariners … read more »

Posted in Featured, Piracy | Leave a comment

Madaxda dowladda faderaalka oo muujiyay cabsi ay ka qabaan marxalad cusub oo beesha caalamka ku soo rogaan Soomaaliya (Warbixin)

Muqdisho (BARTAMAHA) Madaxweynaha,ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku shiray xarunta madaxtooyada (Villa Somalia) waxaana uu kulanka ka dhigaya kii ugu horreeyay oo ay isku soo hor fadhistaan tan iyo markii uu soo baxay khilafka ka dhaxeeya. Kulanka madaxda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment