Dad rayid ah oo ku dhintey Israsaaseyn dhex martey askarta dowlada
Is rasaaseyn ka dhacday magalada Muqdisho gaar ahaan isgooska KM4 oo ah meel aad u dad badan ayaa waxa ku dhintey 3-qofood halka ay ku dhaawacmayn tiro kale.
Labo dhinac oo askarta dowlada kamid ah ayaa la sheegay iney dhex martey israasaaseynta, wallow aan la sheegin sababta ay ku timid iney dagaalka gacan ka hadalka uu dhex maro.
Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlin dagaalka dhex maray askartooda oo ku dhinteen dad rayid ah.
Dagaaladda dhex marayo askarta dowlada dhexdooda ayaa ah mid si joogta ah uga dhaco gudaha Muqdisho, mana jirto wax la taaban karo oo qeybaha dowlada ay ka qabanayaan.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.