Dad farabadan oo ka soo Barakacaya Magaalada Muqdhisho ee Caasimada Soomaaliya oo soo Gaaray Kismaayo
Dad farabadan ayaa ka soo barakacay magaalada muqdhisho ku waasi oo soo gaarey magaalada kismaayo iyo deeganada kale ee Jubbooyinka ,
 Barakaca dadka ayaa  yimid kadib markii ay dagaalo qaraari ay dib uga bialawdeen magaalada muqdhisho ee caasimada ah,
 Dadkaan oo Maalinba Maalinta ka dambaysa ku soo badanaye Gudaha Magaalada Kismayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa qaar kamid ah waxa ay u sii gudbayaan xeryaha Qaxootiga waqooyi bari ee Kenya,
 Waxaana muuqata in ay wali dagaaladii ka sii soconayaan Magaalada Muqdhisho oo ay dadkani ka soo barakaceen Mana jiraan ilaa iyo hada wax saan saan Nabadeed ah oo lagu joojinayo Dagaaladan ka sii soconaya Gobolka Banaadir.
  Â
Isha Wararka Xaqiiqda ah Ee bartamaha Kismaayo.
Â
Â
Comments
comments