Calendar

DAAWO:labo gabdhood oo iyagoo caloosha isaga dhegan dhashay oo la keenay Maraykanka

ilmoUrurka Soomaalida Ameerika ee Daryeelka Caafimaadka ayaa keenay Maraykanka labo gabdhood oo iyagoo caloosha isaga dhegan dhashay. Labadan gabdhood oo sida la rajaynayo loo keenay Maraykanka in qaliimo lagu sameeyo si loo kala gooyo  ayaa waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu u fududeeyo xaalkooda.

Daawo video laga soo duubay imaanshahooda:


Comments

comments

Category : Minnesota, Wararka Maanta.
« »

Comment: