Daawo Sawiro: Mudaharaadyada Masar (PHOTOS)
Mudahaaradyo badan ayaa ilaa iyo haatan ka socda dalka Masar kuwaasoo sababay dhimasho gaaraysa in ka badan 100 qof oo rayid ah. Mudaharaadyadan ayaa waxaa loogaga soo horjeedaa xukuumada kaligii taliska ah ee Xusni Mubaarak iyo xukunkiisa dabada dheeraaday ee sodonka sano uu ku hayay dalka Masar.
Daawo sawiradan oo ku tusinaya heerka mudaharaadyadani ay marayaan.
Comments
comments
Category : Photos.