Calendar

Daawo sawirada macalin lagu soo eedeeyay inuu caruur Al Shabaab gacanta u galiyay iyo waalidiinta ay caruurtu ka maqan yihiin

Bartamaha(Muqdisho):-Maamulka Degmada Wadajir Muqdisho ayaa soo bandhigay Macalin Dugsi qur’aan oo ardaydiisa ku wareejiyay Kooxda alshabaab si ay dagalada uga qeybgalaan.

Hoos ka daawo sawirada:

hooyo muumino

Hooyo ay carruuri ka maqan yihiin.

macallinka
Macalinka la soo eedeeyay.

aabe axmed aweys

Aabe Wiil uu ka maqan yahay

wiilka baxsaday

Wiil ka soo baxsaday Al Shabaab

daaci

Gudoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadoow “Axmed Daaci”

Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: