Calendar

DAAWO: Masjid Salama oo dhul cusub iibsaday (Columbus, Ohio)

salama new 2Maamulka Masjid Salama ayaa iibsaday dhul weyn oo laga dhigi xarunta cusub ee Masjid Salama. Dhulkan ayaa ku yaal wadada Cleveland Ave kuna dhow wadada Dublin Granville (161-ka), waxayna dhinaca bidix kaa qabanaysaa markaad ka imaanayso dhanka Morse Rd.

Adreeskuna waa 5257 & 5259 Cleveland Ave, Columbus, Ohio.

Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad ka wici kartaa lambarada kala ah 614 806 7799 ama 614 390 8719

Hoos ka daawo faahfaahin ku saabsan dhulka cusub:

Comments

comments

Category : Ohio, Wararka Maanta.
« »

Comment: