Daawo hees cusub: YAA INOO MAQAN (VIDEO))
Bartamaha — Heestan cusub ee wadaniga ah ayaa waxaa qaadaya fanaanadda codka macaan ee ku nool magaalada Nairobi. Heestan waxaa qoray Abwaan Maxamed Amiin “Siigaale” oo aad beryaha soo socda dhegahiina ku maqli doontaan heeso cusub oo uu isagu hal abuuray.
Heestan waxaa duubay hagaajiyayna Xasan Baafo.
Comments
comments
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.