CURASHADII KACAANKII 21-KA OCTOBER (WARBIXIN IYO VEDIO XASUUS AH).
Ka dib afgembigaas, ayaa saraakiisha ciidamada ay xireen xubnihii dawladda iyo baarlamanka. Waxaa la xiray Raiisul Wasaaraha Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Adan Cabdulle Cusmaan (oo ahaa Madaxweynihii ka horreeyay Madaxweyne Cabdirashiid oo la dilay 15 Oktober, 1969 – shan maalmood ka hor iyo Ku-simihii Madaxweynaha Mudane Sheikh Mukhtaar oo isla mar kaana ahaa Guddoomiyaha Golaha Baarlamanka.
Bishii November 1969 ayaa lagu dhawaaqay Golihii Sare ee Kacaanka oo ka koobnaa 25 xubnood oo kala ah sidaan:
Xasuusta Gaarka ah:-
- Hantiwadaag “Scientific socialism”. Hantiwadaaga: dhaqaale aan xor ahayn, xukun awoodda ay hal madax ku urursan tahay, madax bannaani yar iyo wax kasta oo ay dawladda leedahay: waxbarasho, caafimaad, khidmadaha shacbiga, warshadaha.
- Iska wax u qabso oo ahaa nidaam dadka lagu dhaqaajinayo oo hawlaha dawladda lagu socod siinayo.
- Dawladda qof kii ka soo horjeesta oo la dili jiray (toogasho) ama la xiri jiray. Dad ka noocaas ah waxaa lagu magacaabi jiray “kacaan diid”.
- Hay’adda sir doonka ahayd ” the National Security Service – NSS” ayaa “kacaan diidka” ugaarsan jirtay.
- Ma jirin warbaahin xor ah, dhaqaale xor ah, lahaasho shirkadeed oo waaweyn. Isgaarsiinta wax yar ayay ahayd oo ku eg. teleefoono awoodooda ay kooban tahay oo ku eg Xamar. Qof kastoo dibadda la xiriiraya waxuu imaan jiray Wasaaradda boostada meeshaasoo oo Xataa NSS ta ay degaysan jirtay qofka goorta uu la hadlaayo dibadda.
- Sharciga qoyska iyo Sharciga Dhulka: Sharciga qoyska waxaa ka buuxay wax yaabo badan oo ka soo horjeeda Shareecada Islaamka.
- Dhigidda Far Somaliga iyo Ololihii Horumarinta Reer Miiga oo lagu gaarsiiyay reer baadiyaha sida wax loo qoro iyo wax loo akhriyo.
- Ka dib 1977 – 1991 waxaa la abuuray hal xisbi, “Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka Somaliyeed” oo Madaxweyne uu ka ahaa Maxamed Siyaad Barre.
- 1977 – 1991 waxay caan ku ahayd sad buursiga beelaha. (Cabdicasiis Cali Ibraahim, “Xildhibaan”: Taxanaha Taariikhda Somalia; pp. 31 – 97.
Taariikh Maqal ah:-
Q.1-AAD:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Q.2-AAD:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Q.3-AAD:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Q.4-AAD:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Xigashada Codadka:- VOA.
Xasuuso Munaasabadihii 21-October VEDIO:-
21-October 1979-Kii Xasuusta waa ma guurto:-
Dabaaldagii Towradii Barakaysnayd 21-October 1984 Xasuuso:-
Kayd Sawiro aad ka dhex arki doontid Masuuliyiin Qaran oo Caan ah iyo Soomaaliya sida ay ahayd Waayo waayo (VEDIO):-
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.
Comments
comments