Calendar

Columbus: Soo Dhoweyntii Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise (VIDEO)

columbusBartamaha (Columbus) Magaalada Columbus ee gobolka Ohaayo ayaa waxaa xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo socdaal ku marayay wadanka Maraykanka.

Amiir Maxamuud ayaa loogu caano shubay magaalada Duddun taariikhdu markay ahayd August 13 sanadka 2009-ka.

Xafladan ayaa lagu qabtay xarunta xafladaha ee Monaco oo ku taal isgoyska Cleveland Ave iyo Morse Road, waxaana kasoo qeyb galay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohaayo ku nool.

Dhanka qabanqaabada waxaa ka qeybqaatay Dhallinyarada Jaaliyadda reer Puntland.

Sawiradii Xafladda: Halkan riix

Hoos ka daawo Video-ga xafladda.

WAXAA LOO MAHADNAQAYAA DHAMAAN DADKII SOO QABANQAABIYAY XAFLADDAN

Comments

comments

Category : Featured, Ohio.
« »

Comment: